1. Skip to Menu
  2. Skip to Content
  3. Skip to Footer
  • Sh. M. Maxemed Shibli موقع فضيلة الشيخ محمود محمد الشبلي أبي عبد
  • Sh. M. Maxemed Shibli صحيح مسلم الشيخ محمود محمد شبلي
POPULAR MEDIA
RANDOM MEDIA
FEATURED MEDIA

ilmaha fuleyna way kaadhigan bakhaylna way kaadhigaan ... sh shibli

waa qayb yar muhim ah oo kamid ah muxaadaradi cinwaankeedu ahaa dunuubta ama macaasida iyo iska ilaalintooda

Read more...

sadex daqiiqo iyo faaido badan...sideen ku heli karnaa khushuucda salaada sh shibli

waamaxay khushuuc sideese lagu helaa khushuucda salaada dhexxdeeda, kafaaidayso dhowr qodob oo aad  salaadaada oogu yeeli khartid khushuuc, sh maxamuud shibli ayaa inoo sheegaya

Read more...

suaalo iyo jawaabo latest.. sh shibli

waxaan idin soo gudbinaynaa su'aalo iyo jawaabo, waxaa soo jeedinaya sh Maxamuud Maxamed Shibli, waxa ay qayb ka yihin mu'tamarki 5aad ee s/afrika kafaaidaysi wacan

Read more...

Qiso xanuun badan iyo sh shibli oo talo wanagsan siiyay gabadhi ay kudhacday

Gabar: sheekh hooyadey inta ayna idhalin waxey qabtay xanuunka waallida, waalidkeeda jidka ayeey kudaayeen ayadoo jiran, marka waxaa dhacday maalin in lakufsaday, aniga ayeey uurkeda qaaday, sidaa ayeeyna hooyadeey aabo la'aan igu dhashay, aduunka ciil iyo cuqdad ayan kunoolahay, diintu maxey kaqabtaa?
2-mida kale waxaa jira rag badan oo raba iney iguursadan waxana uguursan la ahay marabo iney ogadan inan aabo la'aan ahay, magursan karaa anigo usheegin inan aabo la'aan ahay?

Read more...

su'aalo iyo jawaabo sh shibli

sh maxamuud shibli aya waxa uu qaar kamid ah haweenka xaafada islii ooga jawaabay suaalo diini ah oo ay waydiiyeen, su'aalahan waxa ay qayb kayihiin muxaadaro uu sheekhu ujeediyay haweenka oo cinwaankeedu aha XIRIIRINTA QARAABADA

Read more...